Yuusuf Dabageed oo ku Digtay Madaxweyne Waare kana hadlay cida qaadeysa masuuliyada Dhibkii ka dhacay Baladweyne

Gudoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa ka hadlay xiisada ka taagan magaalada Baladweyne iyo safarka uu magaaladaasi ku tagay Madaxweynaha khilaafka kala dhaxeeyo ee Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare. Yuusuf Davageed ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Waare in uu ka dambeeyo xiisada iyo dhibaatada ka taagan magaalada Baladweyne, waxa uuna sheegay … Continue reading Yuusuf Dabageed oo ku Digtay Madaxweyne Waare kana hadlay cida qaadeysa masuuliyada Dhibkii ka dhacay Baladweyne